sarrifnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sarrifan². ld sarrif-naansho.

sarrifan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Macnaha:

  1. Lacag wax la sarrifay ahaansho.