sarweji

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Haragga wejiga xoolaha laga bixiyo. 2. Haragga wejiga dadka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur