sawaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhaandhaan; nacas.
  2. Abaalmarinta Ilaah qof wax fiican sameeyey abaalmariyo.
  3. Cid dhaan-dhaamid.

dhaandhaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.
  2. Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.

nacas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-so, ml, -syo/nacas, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof caqli yar; doqon; dabbaal.