sawirleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Qof aaladda wax sawirta ku shaqeeya oo aqoon u leh.