sawlacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sawlac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sawlac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Heerka bislaanshaha miraha ee ka horreeya qallaylka.
  2. Heerka bislaan-shaha miraha ee qallaylka ka horreeya gaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur