sawlacsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -naayd)

Macnaha:

  1. Wax sawlac gaaray ahaansho (miro).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur