saxal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Meeraha u dhexeeya dhulka iyo Mariiqa; raage. 2. Waqti dhibaato badan oo qof mushkilaysanyahay. Tus. “Cali saxal baa haya”. 3. S. ah: qof nasiib daran oo la karahsado.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: