saxarka Alfa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rada ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Bu'da heliyam oo ay bixisay bu'weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

s

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (sa') Xarafka siddeed iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur