saxiixnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg saxiixan. ld saxiix-naansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
saxiixanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)Macnaha:Wax la saxiixay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00