saxiixo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Macnaha:

  1. Qoraal la sharciyeynayo, hoosta magac la gaabiyey ama kaamil ah uga qorasho.