sayaxe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (fiis.) Walax ka nuugi karta biyaha atomosfiyeerka.