saynQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-mo, m.dh)Macnaha:Addin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora.Timo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.