sayras

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur