saytoosiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Waxa laga soo dhiran dhiriyey bayrimidiin. Waa mid ka mid ah qaybaha ugu muhiimsan ee salka u ah niyukiyootaydh iyo asiidh bu'eedyada DNA iyo RNA..