seef-cireed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Walxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qabaal. Seef-cireedyada, badankoodu, waxa ay leeyihiin daba dheer oo aad noogu muuqa-ta marka uu qorraxda u soo dhawaado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur