seeme

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-mayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Billaawe weyn oo lagu dagaallamo; golxob.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

golxob

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-bo, m.l)

Macnaha:

  1. Toorrey dheer godan oo lagu dagaallamo. ld golxad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur