seeran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho. 2. Dhul wax xirmaysan ahaansho. 3. Cid wax mingis, boorane iwm laga tumay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur