seerayso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld seero.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

seero

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Dhul iwm xuduud u samaysasho. ld seerayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur