seeriwale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Laba kooxood oo cayaar kubbadeed isaga soo horjeeda, qofka dhexdhexaadinaya oo seeriga u haya; garsoore. ld siiriwale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garsoore

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiy.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siiriwale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld seeriwale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur