seexsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg seexso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

seexso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Carruur hurdo u diyaarsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur