seko

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sako.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sako

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo. 2. Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago. ld seko.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur