selel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld salal¹.
  2. ld salal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

salal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Naxdin iyo argagax hurdada lagala soo boodo. ld selel¹.
  2. Naxdin iyo argagax hurdo kala soo boodid. ld selel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur