serbiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ul yar oo jilicsan; dhenged.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhengedQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0