seyle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah halaqa ciidda u eg, booda oo halis ah; good; cawladile.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

good

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dad, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Halaq midab guduud-xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow. 2. Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
  2. Maro; dhar; go'.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur