seytuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed la beerto oo miro kulkulucsan oo khudrad ahaan loo cuno dhala. 2. Miraha geedka seytuunku dhalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur