shaabbadaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabbadaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. ld shaabbadaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabbaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. ld shaabbaysan.