shaabbadayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Wax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabbadayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. ld shaab-badayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabbayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)