shaabbah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-hyo, m.dh)

Macnaha:

  1. U ekaanshaha wax, wax kale u ekaadaan. ld shabbah¹.
  2. Wax, wax kale u ekaansho. ld shabbah².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabbah

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-hyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld shaabbah¹.
  2. ld shaabbah².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur