shaabuugayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shaabuugee. ld shaabuugays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaabuugee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)

Macnaha:

  1. Wax shaabuug la dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaabuugays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shaabuugayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur