shaacir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof maansoole ah; laashin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laashin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof maansada tiriya.
  2. Laba laamood oo mataano ah middood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur