shaafici
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ciyaal, m.l/dh)
Macnaha:
- Qof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.
- Afarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

