shaafiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld shaafii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaafii

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Duco carabi iyo soomaali isugu jirta oo ardayda quraanku maqribkii akhriyaan. ld shaafiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur