shaafiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shaafi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaafi

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Macnaha:

  1. 1. Cid bugtey caafimaadin (Eebbe). 2. Ka sh.: cid arrin ka bogsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur