shaajac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin geesi ah oo aan baqin. ld shajaac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shajaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shaajac.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur