shaalcad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dharka aliindiga ah nooc darfaha ku leh daliig midab ah oo wada cad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur