shaamareer

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Yaab aad u badan iyo filanwaa.
  2. Yaab aad u badan iyo filanwaa dareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur