shaambayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shaambee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaambee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. Cid shaambo ku dhufasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur