shaarib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

Macnaha:

  1. Timaha ka baxa bushinta sare ee ragga korkeeda. ld shaarub.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaarub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shaarib.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur