shaashsaarnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shaashsaaran. ld shaashsaarnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shaashsaaranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Gabadh la aroosay oo la shaash saaray ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
shaashsaarnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld shaashsaar-naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0