shabag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Daliigyo silig ama caag ah oo sida shabaagta u samaysan oo dhowraarin loogu talaggalo. 2. Nooc kabaha ka mid ah oo ka samaysan maas ama rabar. ld shabaq, shabaag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shabag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabaag

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Aaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan xarko dun ah oo laysku saabcaareeyey oo wada ilo ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur