shabbaaxtamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg shabbaaxtan². ld shabbaaxtan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shabbaaxtanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Tartamidda ay laba qof ama ka badan ku tartamaan toog. ld shabbaaxtamid.Laba qof ama ka badan toog ku tartamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0