shabbadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. ld shaabbadee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shaabbadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Warqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur