shabboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld shaabbad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shaabbadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0