shabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shabi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax eryid. 2. Lacag iwm ururin. 3. Geed iwm ul ku garaacid si wax ku jira uga baxaan ama miro uga daataan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur