shacayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg shacee. ld shacays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shacee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-ceeyay, -ceysay)

Macnaha:

  1. Ood qoyan oo wax lagu oodayo si ayan daldalool u yeelan, isuguna cufanto hangool ku riixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shacays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qori xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jirey. 2. Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. ld shucays.
  2. ld shacayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur