shacbiweyneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dadweyne.Lamidka: DadweyneSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dadweyneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ummad inteeda la xukumo ee aan maamulka siyasiga wax ka hayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0