shafidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg shaf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
shafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-faf, m.l)Macnaha:1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg. 2. Xabad; gaaddo.Geedo iwm jarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00