shafshafee
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)
Macnaha:
- 1. Qof ama meel dhaawac ah xayr kulul ku dhayid. 2. Qof la dhaawacay qaantiisi qayb ka mid ah siin.
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)
Macnaha: