shafshafo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. (-ooyin, m.l) Cad xayr ah oo inta la kululeeyo nabar ama meel bugta lagu dhayo. 2. Hanti la siiyo qof dhaawac la gaarsiiyey. 3. ld shafshafayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

