shahaadosuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Marqaati-beenaale.

Lamidka: Marqaati-beenaale

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur